Sidee Hotelada Muqdisho uga dhaqan galay amarkii ka soo baxay Wasaaradda amniga?

Maamulayaasha iyo Milkiilayaasha hotelada magaalada Muqdisho ayaa bilaabay gelinkii dambe ee maanta fulinta amarkii ka soo baxay wasiirka amniga gudaha Somalia ee sheegayey inaan la qaban Karin kulamo siyaasadeed oo aan fasax mlooga heysan wasaarada amniga iyo maamulka gobolka Banaadir. Hotelo ku yaalla magaalada ayaa laga kala dareeriyey xildhibaano iyo odayaal ku shirsanaa, kuwaasoo lagu … Continue reading Sidee Hotelada Muqdisho uga dhaqan galay amarkii ka soo baxay Wasaaradda amniga?